DFS oo Warbixin kasoo saartay Roobabka dabeysha wata ee ku dhuftay Puntland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin la xiriirta Roobabka dabeysha watay ee Maanta oo Sabti ah ku dhuftay deegaano badan oo ka tirsan Puntland.

Warbixintan oo  ay soo saartay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musibooyinka ayaa waxaa lagu shegay in Wasaaraddu ogaatay in duufaanta usoo weecatay dhinaca jihada Soomaaliya goor dambe oo jimcihii shalay aheyd.

Sidoo kale Warbixinta ayaa lagu sheegay in Magaalooyin badan oo ka tirsan Puntland gaar ahaan kuwa ku yaalla dhinaca xeebta ah ay weli ka jirto casbida Duufaanta.

Hoos ka Akhriso Warbixinta ay soo saartay dowladda.

WARBIXINTA PAWAN

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media