HomeWararDFS oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan Cabdulle

DFS oo war kasoo saartay shaqaaqadii ka dhacday garoonka Aadan Cabdulle

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa kulan degdeg ah ka yeeshey shaqaaqadii maanta ka dhacdey garoonka. Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubeey  ayaa sheegay in ay  socdaan baaritan doono ku aadan  shaqaaqadii maantay ka dhacday gudah garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdiso. Wasiirka oo la hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirada Amniga iyo Gaadiidka oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa kulan degdeg ah ka yeeshey shaqaaqadii maanta ka dhacdey garoonka.

Wasiirka Amniga XFS Xasan Xundubeey  ayaa sheegay in ay  socdaan baaritan doono ku aadan  shaqaaqadii maantay ka dhacday gudah garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdiso.

- Advertisement -

Wasiirka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in DFS aysan raali ka ahayn shaqaaqada ka dhacday garoonka isla markaana talaabo degdeg ahan ay ka qaadi doonaan cidii ay ku cadaato in ay ku lug leedahay.

“ falkii maantay ka dhacay garoonka waxaa u ahaa mid tabanay shacabka Soomaaliyeed waxaana la sameyn doona baaritan la xiriirah arinkaas, iyadoo wax laga waydiin doono  hay’adaha ay quseyso  dhacdadii maantay dhacday“. Ayuu yiri wasiirka Amniga.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts