Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay Qarax galabta lagu weeraray Maqaayadda Blue-SKY oo uu isku qarxiyay qof waxyaabaah qarxa isku soo xiray.
Dowladda ayaa Cambaaraysay qaraxa, waxaana ay sheegtay in qaraxaas ay ka danbeeyeen dagaalamayaasha Al-shabaab.
War-saxaafadeedka kasoo baxay  wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in  Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku nasanayey maqaayad ku taal agagaarka taallada Xaawa-taako ee magaalada Muqdisho.
Hoos ka aqriso War-saxaafadeedka