HomeWararDegmo ka tirsan Galgaduud oo Maanta lagu gubay Jaad badan

Degmo ka tirsan Galgaduud oo Maanta lagu gubay Jaad badan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Ammaanka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta goob fagaare ah waxaa ay ku gubeen qaad farabadan oo ay kusoo qabteen howlgalka ay sameeyeen. Saraakiisha amniga Caabudwaaq ayaa sheegay in howlgalka qaadka lagu soo qabtay  Ciidamada ay sameeyeen Xaafado ka tirsan Caabudwaaq iyo deegaano kale oo hoostaga degmadaas. Sidoo kale Saraakiisha ayaa tilmaamay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta goob fagaare ah waxaa ay ku gubeen qaad farabadan oo ay kusoo qabteen howlgalka ay sameeyeen.

Saraakiisha amniga Caabudwaaq ayaa sheegay in howlgalka qaadka lagu soo qabtay  Ciidamada ay sameeyeen Xaafado ka tirsan Caabudwaaq iyo deegaano kale oo hoostaga degmadaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha ayaa tilmaamay in marnaba aysan aqbali doonin ah in gudaha Caabudwaaq lasoo geliyo qaadka oo horey Dowladda Federaalka Soomalaiya ay mamnuuncay in dalka la keeno.

Sababta loo mamnuucay qaadkii laga keeni jiray Kenya iyo Itoobiya ayaa waxaa uu yahay mid la xiriirta faafida Cudurka Coroanvirus oo kusii faafaya Caalamka, isla markaana Kiisas dhowr ah laga helay dalalka Kenya iyo Itoobiya.

Maalin kahor ayay aheyd markii Ciidanka amniga Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ay goob fagaare ah ku gubeen qaad badan oo lagu soo qabtay howlgalka laga sameeyay halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts