Ku Simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa la wareegay laamaha amniga ee sugi doona nabadgalyada doorashada ,ilaha dhaqaalaha dalka iyo hawlihi madaxweynaha kadib Kulan ay wada qaateen isaga iyo gudoomiyaha senate -ka
Qodobo ka so baxay shirkooda ayaa waxaa ka mid ahaa in Jawaari uu qaato dhamaan waajibaadki madaxeynaha
Tani waxay meesha ka saareysa cabashadi qaar ka mid ah musharaxinti ee aheyd in madaxweynaha waqtigiisa dhmaaaday uu ku takri falayo awoodaha