HomeCaalamkaDEGDEG: Dad ku dhaawacmay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Garoon ku yaalla...

DEGDEG: Dad ku dhaawacmay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Garoon ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay inay Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga xaqiijiyeen inay 26 qof ku dhaawacmeen Gantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta la beegsadeen Garoonka diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Gobalka Casir ee K/galbeed ee dalkaasi.   Gantaalka ayaa la sheegay inuu ku dhacay qeybta loogu talagalay Rakaabka ka soo dega Garoonkaasi.   Isbahaysiga Sacuudiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay inay Isbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga xaqiijiyeen inay 26 qof ku dhaawacmeen Gantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta la beegsadeen Garoonka diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Gobalka Casir ee K/galbeed ee dalkaasi.

 

- Advertisement -

Gantaalka ayaa la sheegay inuu ku dhacay qeybta loogu talagalay Rakaabka ka soo dega Garoonkaasi.

 

Isbahaysiga Sacuudiga waxay duqeyntaasi ku tilmaameen inuu yahay Dembi Dagaal iyo inay caddayn u tahay inay Maleeshiyadda Xuutiyiinta hub casri ah ka heleen Dowladda Iiraan.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Telefishinka Al-masiirah ee ku hadla Afka Maleeshiyadda Xuutiyiinta waxa uu saacadihii hore ee saakayto baahiyey inay Gantaal noociisa ahaa cruise missile la beegsadeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts