Kadib markii ay Guddiga Doorashada Madaxweyne ay Go’aan ku gaareen in doorashada lagu qabto Gudaha xirada AFISIYOONI oo ah meel aad ugu dhaw xalane
Goaanka ayaa yimid markii ay cabasho ma timid inta badan musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dalka Soomaaliya kuwaas oo sheegay in aynan kalsooni ku qabin goobti hore )oo horey loogu qorsheyay ee eheed xarunta tababarka booliska ee janaraal kaahiye (Iskool Boolisiyo)
Arinta ayaa timid markii uu taliyaha booliska Soomaaliya ka sheegay in ay booliska taageersan yihiim madaxweyne Xasan Shiikha aynan u codeeyn donaan shaqsiyaad ka mid ah booliska oo soo noqday xildhibaano hadalkaan ayuu ka yiri Munasabad lagu xusayay malintii la aas aasay booliiska oo eheed 20 December,
Si kastaba caawa ayee soo if baxday in xildhibaano tageersan Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday in ay mooshin ka keeneen arintaas oo lid ku ah qorshaha ay madaxtooyo watay bilihii lasoo dhaafay
xildhibaano la hadlay Radio Dalsan aya sheegay in mooshinkan uusan soconeyn maadama goaamo badan ay ansixiyeen oo aan barlamaan la geynin oo ay ka mid tahay lacagta musharaxinta,khudboiyinka,iclaaminta Maalinta doorashada iyo dhamaan jadwalada doorashada ku socday oo so bilawday 27 Janaayo