Qaraxyo xoogan oo ismiidan u muuqda iyo rasaas xoogan ayaa imminka laga maqlayaa Dhismaha Wasaaradda Waxbarashadda Ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ayaa gudaha u galay Dhismaha Wasaaradda kadib qaraxyo iyo rasaas xoogan oo la isweydarsaday.