DEG DEG:-Xoghayihii Ururka Haweenka Qaranka iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururka oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan oo watay Gaari ayaa Maanta waxa ay qeybo ka mid ah Degmada Xamar Weyne ku rasaaseeyeen gaari kale taas oo ay laheyd Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

Gaariga ayaa xiliga la rasaaseynayay  waxa uu marayay  degmada Xamarweyne gaar ahaan Via Roma, waxaana halkaasi ku geeriyooday Xogheyahii Ururka Haweenta Qaranka Soomaaliyeed iyo Wiil ay dhashay Gudoomiyaha Ururkaas Batuulo Sheekh Axmed Gaballe.

Filo goordhow Wareysi ay arrintaan uga hadleyso gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gablle.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media