DEG DEG:-Xildhibaano Goordhow dalbaday in uu is casilo Gudoomiye Jawaari

Xildhibaanadii dhawaan mooshinka ka gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusamaan Jawaari ayaa waxa ay goordhow kulan xasaasi ah ku yeesheen Magaalada Muqdisho,kaas oo ay uga hadlayeen mooshinkii ay gudbiyeen.

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegen in weli mooshinkii ay gudbiyeen uu taagan yahay,isla markaana dhawaan kualnka ugu soo horeeya lahorgeyn doono.

Kulankoda ayaa waxa ay edeyn ugu jeediyeen gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ay shegen in uu ka been abuuray in Xarunta Golaha Sahcabka Ciidamo la wareegeen.

Xildhiaban Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah xildhibaanadii kulanka ka hadlay ayaa sheegay in  Gudoomiye Jawaari ay ka dalbanayaan si looga abxo Jahwareerak Siyaasadeen in uu is casilo xilkaan uu baneeyo.

Goordhow la socda Codadka kulanka ay qabten Xildhibaanada manta shiray.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media