HomeWararDEG DEG:-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo Qarax lala beegsaday

DEG DEG:-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo Qarax lala beegsaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaan oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa daqiiqado kahor uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, iyadoo ay kasoo baxayaan faah faahino. Qaraxaas ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay Maqaaxi lagu shaah cabo oo ku taalla xaafadda kulmis ee Jowhar, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa daqiiqado kahor uu ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, iyadoo ay kasoo baxayaan faah faahino.

Qaraxaas ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay Maqaaxi lagu shaah cabo oo ku taalla xaafadda kulmis ee Jowhar, isla markaana waxaa la sheegay in xiligii uu qaraxu dhacaayay ay goobta ku sugnaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in qaraxaas uu geystay khasaaro soo gaaray Xildhibaano ku sugnaa goobta iyo dad shacab ah, waxaana la xaqiijiyay inuu dhaawacmay Xildhibaan lagu magacaabo Cumar Gaabow oo ka tirsan Maamulka.

Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Magaalada Jowhar ayaa durbo aaga uu qaraxu ka dhacay xiray, iyagoona halkaas ka wada baaritaano kala duwan, sidoo kalena waxaa Xarun Caafimaad la geeyay Xildhibaanada dhaawacmay..

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts