DEG DEG: Xildhibaan Baarlamaanka ka tirsan oo lagu dhaawacay Muqdisho

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyay in Koox hubeysan ay goor dhaw ku dhaawacen Degmada Xamar Weyne Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Axmed waxa dhaawacay Koox hubeysan oo gaari ku hor jaray Gaariga Xildhibaanka sida uu Dalsan u xaqiijiyay Xildhibaan Baarlmaanka Soomaaliya ka tirsan.

Xildhibaanka waxa la dhigay Cusbitaalka Daarul Shifa Ee Magaalada Muqdisho.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor