DEG DEG:- Werar ismiidamina oo lagu qaaday Hotel Dayax iyo rasas ka dhaceysa gudaha hotelka.

Werar ismiidaamina ayaa gordhow lagu weraray hotel Dayax ee magaalada Muqdisho kaas oo ku yaal wadada Maka-almukarama ee magalada casimada ah ee Muqdisho.
Qarax kedib ayaa la maqlay raasaas xoog oo ka dhaceysa gudaha hotelka lamana xaqiijin ilaa iyo haatan waxa ay tahay rasaasta dhacey.
Hotel Dayax ayaa ah hotel ay inta badan iskugu yimaadaan masuuliyiinta dowladda fedraalka sida Xildhibaanada saraakiisha dowladda.
Dad badan ayaa la sheegay in waxyeelo ay ka soo gaartay werarka waxaana ku dhawacmay mid ka mida Suxufiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor