Weerar ismiidaamin ah ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay Xarunta dambi baarista Ciidanka Booliska CID ee magaaladda Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya in halkaasi ay gudaha u galeen rag la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al shabaab.
Hadda waxaa xarunta dhexdeeda laga maqlayaa rasaas aad u xoog badan.
Wixii Faahfaahin ah halkan ayaa ka heli doontaan Insha Allah.