Ciidamo gadoodsan oo ka cabanaya mushaar la’aan ayaa rasaas ku furay Wasiirka amiga maamulka khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf.
Rasaasta ay fureen ciidamadan aya ka dambeysay kadib markii ciidamada maamulka Khaatuma looga baxay inay helayaan mushahar,
Waiyaheena Garowe aya soo sheegaya i rasaasta lagu furay wasiirka amniga maamulka uu salka ku hayn karo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira madaxda khaatumo wuxuuna sheegay inay ciidankan ahaayeen kuwa dhawaan ka kala yimid qeybo ka mid ah gobolada Sool iyo Cayn.