DEG DEG Sharmaarke “Dalalka ciidamada ka joogaan Soomaaliya ma ahan iney doorashada dalka faragaliyan”

Shir jaraa´id oo uu goor dhaweyd qabtay R/wasaare Cumar Sharmaarke ayu ku sheegay in faragalin qaawan ay wadaan dawladaha dariska qaarkood , waxuuna sheegay in doorashada dalka ay ka madax banaanaato faragalintooda

“Ciidamada dalka ka jooga darteed ma ahan iney ku milmaan doorashada dalka , hada waxaan ognahay iney wadaan oo ay u ololeeyaan musharax gaar ” ayu yiri Sharmaarke

Hadalka Sharmaarke ayaa imaanaya iyadoo Itoobiya dhawr jeer lagu eedeeyey iney taagereyso madaxweyne Xasan siduu ugu so laaban lahaa kursiga

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor