DEGDEG : Senator Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle oo ka badbaaday Isku-day dil.

Xildhibaan Prof. Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa saakayto ka badbaaday Miino looga rakibay gaarigiisa, xilli uu ku sii jeeday Isbitaalkiisa oo ku yaala  Xaafadda Taleex ee Degmadda Hodan ee magaalladdan Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah Ilaaladiisa, inkastoo uu Dhakhtarku ka badbaaday Qaraxaasi.

La soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor