Maamulka Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeladda Hoose, ayaa hawada ka saaray Idaacadda Radio Afgooye, sababo aan la shaacin.
Ciidamadda degmadda ayaa sidoo kale xaruunta Idaacadda ka kaxeystay Agaasimaha Idaacadda iyo qaar kamid ah Shaqaalaha Radio-yaha.
Gudoomiyaha Degamadda Afgooye, ayaa Idaacadda Dalsan u xaqiijiyay in ay hawada ka saareen Idaacadda.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco: