DEG DEG :Qaraxyo Jowhar ka dhacay

Sida uu soo sheegayo wariyaheena magaalada Jowhar ee xarunta KMG ee maamulka Hirdhabelle waxaa qaraxyo nuuca bambooyinka gacanta laga tuuro loo adeegsaday lagu qaaday guri uu daganaa sarkaal ciidanka xooga dalka ka tirsan oo ku yaala bartamaha magaalada .

Qaraxyadan oo lama ahaa ayaa laga maqlay magaalada oo dhan , waxaana wali la heynin khasaaraha ka dhashay .

Qaraxyada Jowhar ayaa so noqnoqday waxaana mudo bil laga joogo lagu dilay weeerar qarax taliyihi booliska degmada Jowhar .

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media