Qaraxaan labaad ayaa ahaa gaari nooca Raaxada ah oo ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa kaas oo yaalla agagaarka Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.
Gaarigaan ayaa ahaa mid markii uu qarixii hore dhacay Goobta la soo dhigay dadkana ay ka shakisnaayeen.
Dhowr tallaabo kaliya ayuu u jiraa qaraxa labaad Taalada Daljirka Daahsoon.
Ilaa iyo hadda lama cadeyn karo khasaaraha ka dhashay qaraxaan, wallow weli uu socdo Gurmad.
Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com