DEG DEG :Qaraxa weyn oo lagu weeraray hotel Dayax oo ay ku dhawaad 20 xildhibaan daganyihiin

Wararka hordqhaca ay so sheegayan wariyayaasheena ayaa ku waramaya in Qarax weyn lagu weeraray hitel Dayax oo ay daganyihiin xildhibaano lagu qiyaasay ilaa 30 xildhibaan sida uu idaacada Dalsan u sheegay qof goob jooge ah

Xildhibaano u badan K/Galbeed ayaa la sheegay iney hitelva daganyihiin

La soco wixi warar ah

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor