DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa goordhow Qarax xoogan oo Caawa ah laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Wadada Maka Al Mukarama.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, iyadoona la sheegay inuu ku Qarxay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al Mukarama.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

 

La soco wixii ku soo kordha Insha Allaah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media