DEG DEG:-Qarax Xoogan oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa Goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

Qiiq iyo uuro ayaa Dgmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay markii uu qaraxa dhacay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan Magaalada.

Khasaaro kala duwan ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qaraxaasi,waxaana halkaasi laga maqlayaa rasaas xoogan.

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media