Jugta qarax ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.
Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Aargada xeebta Liibo,isla markaana waxaa uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah.
Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas ka dhacay Magaalada Muqdisho.
La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.