DEG DEG:-Qarax labaad oo Goordhow laga maqlay Magaalada Muqdisho

Jugta Qarax labaad ayaa Goordhow laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo la sheegay in uu ka dhacay  Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

Wararka ayaa waxaa sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Xarunta Wasaaradda ee ku taalla Isgoyska Jubba dhinaca degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir .

Sidoo kale waxaa la maqlayaa rasaas xoogan oo halkaas ka dhaceysa .

 

 

Comments
Loading...