DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa aya sheegayaan in Qarax xoogan uu ka dhacay gudaha Magaaladaas.

Jugta qaraxaas oo laga maqlay xaafado ka tirsan Boosaaso ayaa waxaa lala eegtay Gaari Nooca ay Soomaalilada u taaqno Qooqan,kaasi oo marayay agagaarka Hotelka Jubba ee ku yaalla halkaasi.

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegayaan in goobta uu qaraxa ka dhacay marar laga maqlayo rasaas xoogan oo ay ridayaan Ciidanka amniga Puntlanda.

Sidoo kale waxaa burburay gaarigii qaraxa lala eegtay,isla markaana waxaa halkaasi gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Boosaaso.

Weli si dhab ah looga oga Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media