Goordhow ayaa jugta qaraxa waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir,waxana ka soo baxayay Warar kala duwan.
Qaraxa ayaa Wararku waxa ay sheegayaan in uu ahaa Miinada nooca dhulka lagu aaso ah,kaas oo ka dhacay Xaafada Ceel Qalow ee degmada Wadajir gaar ahaan meel u dhow Masaajidka Culusow.
Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Wadajir Cabdi Baasid iyada oo ay ciidamadu jidka xireyn si loo ogaaday baaxada qaraxa iyo khasaaraha uu geystay.
Weli lama iga cida qaraxaas lal eegtay iyo khasaaraha ka dhashay,balse wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Masaajidka uu ku dukanayay gudoomiyaha Arrimaha Siyaasada ee Maamulka degmada Wadajir..
Goordhow kala socda faah faahinta qaraxa radiodalsan.com