DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu ka dhacay wadada Maka-almukarama oo ah waddo halboowla ah.

Qaraxaan ayaa la sheega in uu ka dhacay meel ku dhow hoteelka Weheliye waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.

lasoco faahfaahina ku soo kordha.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media