DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Jugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo Ka mid ah magaalada Muqdisho,waxaana soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira qaraxa.

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ka dhacay inta u dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo dhabarka dambe ee barxadda Iskaashatooyinta gaadiilayda gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari loogu xiray sarlkaa ka tirsan ciidamada dowladda.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray goobta waxaanaa la arkayaa uuro iyo qiiq cirka Isku shareerag lamana oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media