DEG DEG:-Qarax Goor dhow ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ayaa sheegayaan in Goordhow halkaasi uu ka dhacay Qaraxa xoogan.

Jugta qaraxa oo laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaaladaasi ayaa sigaar ah waxaa uga  dhacay Afaafka hore ee Xarunta Maxkamadda Darajada koowaad ee Gobolka Bari.

Dad goobjoogayaal ah  ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhashay Khasaaro kala duwan soo gaaray dad shacab ah iyo qaar kamid ah Askarta Ilaalada Xarunta Maxkamadda.

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in qaraxa lala eegtay Gaari uu leeyahay Gddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Bari,kaasi yaallay Afaafka hore ee Xarunta Maxkamadda.

 

La soco wixii kusoo kordha Wararkaan Insha Allaah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media