DEG DEG:- Qarax gaari oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax ayaa goordhow waxa uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari,ciidamo ka tirsan dowladda ayaa xiray wadda.

Ilaa iyo haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo ka dhacay Isgoyska Shaqaalaha,waxaana la arkayay gaari gubanaya oo wadada dhinaceeda yaal.

La soco Wararka ku soo kordha

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media