DEG DEG : Musharxinta isbadal doonka oo ku heshiiyey iney isugu shubaan codadka wareega 2-aad

Golaha Isbahaysiga ee Isbedel Doonka Murashaxinta Madaxweynaha Oo Shir Jaraid Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ay Sheegen In Hadii Tirada Codadka ee DoorAsha Isku Soo Haraan Golaha Ay Ku Midaysanyihin Isbedelka Iyo Musharx Xasan Shekh Dhanka Isbedelka Waxa Ay Go’an Ku Gaaren Cidii Cod Badato Codadka Loogu Shubi Doono Musharax Kasocda Golaha Isbedelka Donka ee Madaxweynaha JFs.

Shirka jaraaid oo ay joogeen ku dhawaad 10 musharax oo ay ka mid ahaayeen Shiikh Shariif ,Farmaajo, iyo Faroole waxa ay sida muuqata ku balameen in codadka la siiyo kii wareega 3 aad uso gudbo ama 2 aad

 

Warbixinta oo sawiro wadata la soco foot dhaw

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media