Banaanbax ayaa Maanta waxa uu ka socdaa Masjidka Yaasheey oo ku yaalla degmada Shibis ee Gobolka Banaadir gaar ahaan agagaarka laamiga u dhaxeeya Degmooyinka Shbis iyo haaraan ee  Maalkalyooni
Banaanbaxyaan ayaa la sheegay in uu salka ku hayo in leysku heysto Maamulka Masjidka oo dhawaan dib udhis lagu sameeyey.
Mudo 40 Sanno ka badan ayaa Masjidkas waxaa Maamulayay ama Imaamka ahaa Sheekha lagu Magacaabo Yaasheey.
Wixii ku soo kordha Warkaan kala socda Radiodalsan.com.