DEG DEG:-Madaxweyne Xaaf oo goordhow ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Goordhow Magacaabay Xubnaha Golihiisa Wasiirada Cusub.

Golaha Wasiirada Cusub ee maamulka Galmudug ee Caawa uu soo magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa ka kooban 25 Wasiir.

Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili Madaxda ugu sareeysa Galmudug uu ka dhexjiro Khilaaf xoogan,kuwaasi oo haatan kala degan magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

 

Hoos ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor