HomeWararDEG DEG: Golaha wasiirada oo lagu Dhawaaqay

DEG DEG: Golaha wasiirada oo lagu Dhawaaqay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goor dhow uu ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre golaha wasiirada cusub ee xuukuumada 26 wasiir, 26 ku xigeeno ,iyo 15 wasiiro dowlayaal. Ra’isul wasaaraha cusub oo in dhawaanahan laga sugayey Gole xukuumad taya leh ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska golihiisa wasiirada cusub Wasiirada cusub ee la magacaabay aya u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goor dhow uu ku dhawaaqay ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre golaha wasiirada cusub ee xuukuumada 26 wasiir, 26 ku xigeeno ,iyo 15 wasiiro dowlayaal.

Ra’isul wasaaraha cusub oo in dhawaanahan laga sugayey Gole xukuumad taya leh ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska golihiisa wasiirada cusub

- Advertisement -

Wasiirada cusub ee la magacaabay aya u badan xubno cusub, iyada oo ay ku jiraan siyaasin hore u soo qabtay xilal kala duwan, waxaana, Dhawaan ay hortagi doonaan baarlamaanka, si loo ansixiyo,iyadoo ay horyaalaan arima badan oo u baahan wax ka qabasho, sida abaarta daran ee ka jirta dalka, amaanka iyo shaqooyinkii caadiga ahaa ee wasaaradaha xukuumada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Ra”isulwasaaraha iyo Afhayeenka Xukuumadda ee ku dhawaaqiska Liiska Golaha Wasiirada Cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts