HomeWararDEG DEG:-Kulan Xildhibaano uga socday Villa Hargeysa oo fowdo iyo buuq hareeyay

DEG DEG:-Kulan Xildhibaano uga socday Villa Hargeysa oo fowdo iyo buuq hareeyay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa ka socday kulan warbixino ku saabsan mooshinkii Gudoomiyaha Golaha Shacabka  laga gudbiyay  looga dhegysanayay  Gudiga joogtada Golaha Shacabka Soomaaliya. Tiro xildhibaano ah iyo xubno ka socday guddiga joogtada Golaha Shacabka ayaa halkaasi ka jeediyay warbixino ku saabsan mooshinkii laga keenay gudoomiye Jawaari,iyaga oo qaarkood sheegay in uu jabay mooshinkii laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa ka socday kulan warbixino ku saabsan mooshinkii Gudoomiyaha Golaha Shacabka  laga gudbiyay  looga dhegysanayay  Gudiga joogtada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Tiro xildhibaano ah iyo xubno ka socday guddiga joogtada Golaha Shacabka ayaa halkaasi ka jeediyay warbixino ku saabsan mooshinkii laga keenay gudoomiye Jawaari,iyaga oo qaarkood sheegay in uu jabay mooshinkii laga keenay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Intii warbixinada la dhageysanayay ayaa xili uu hadlayay Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi ayaa waxaa goobta soo galay Shaqsi doodaya,iyada intaasi wixii ka dambeeyey uu kulankii isku bedelay buuq iyo sawaxan mudo daqiiqado ahna ay hakad galeen hadaladii xildhibaanada.

Kulanka ayaa hatan weli ka socda Xarunta Villa Hargeysa,waxana la sugayaa waxa ay soo saaraan Xildhibaanada iyo guddiga joogtada Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts