HomeWararDEG DEG: Israsaaseen Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacday Muqdisho

DEG DEG: Israsaaseen Xoogan Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacday Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxaa ay isku rasaaseeyeen xaafada Soonakey Ee degmadda Hodan. Israsaaseenta ayaa waxaa ku geeriyootay laba oo rayid ah 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen oo laba kamida ay yihiin askarta dowladda. dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in israsaaenta ay dhexmartay ciidamadda Boliiska Ee Ku Sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd waxaa ay isku rasaaseeyeen xaafada Soonakey Ee degmadda Hodan.

Israsaaseenta ayaa waxaa ku geeriyootay laba oo rayid ah 3 kalena waa ay ku dhaawacmeen oo laba kamida ay yihiin askarta dowladda.

- Advertisement -

dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in israsaaenta ay dhexmartay ciidamadda Boliiska Ee Ku Sugan Degmadaasi.

wixii kusoo kordha halkan kala soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts