DEG DEG:-Isbedel lagu sameeyay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa waxaa isbedel loogu sameeyay qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir,iyadoo kuwo xilal laga qaaday.

Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee isbedelka lagu sameeyay ayaa waxaa kamid ah Kaaraan,Wadajir,Dharkeenley,Howlwadaag,Cabdicasiis iyo Shibis,

La soco Goordhow Warkaan oo dhameystiran Insha Allaah.

Comments
Loading...