HomeWararDEG DEG : Gudoomiye ku Xigeeno ay gabar ku jirto oo goor...

DEG DEG : Gudoomiye ku Xigeeno ay gabar ku jirto oo goor dhaw loo magacaabi doono G/Banaadir

Date:

Related stories

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Wararka ka imaanaya G/Banaadir ayaa sheegaya in  saacadaha soo socda lagu wadaa in la magacaabay Guddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobolka Banaadir, kuwaasoo bedeli donna Ku xigeenadii horay u joogay,

Ku xigeenadan ayaa ah dhalinyaro iyadoo marki u horeysay ay ka dhex muuqato gabar sida warka uu sheegayo.

6 April ayaa Thabit Abdi loo magacaabay gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho cadi wareegto uu golaha wasiirada ka hor aqriyey R/wasaare Khyere .

Ku xigeenada maanta xilka ka tagaya ayaa soo joogay tan iyo 2014 .

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories