HomeWararDEG DEG: Gudoomiyaha Maxkamada sare oo xilka laga qaaday

DEG DEG: Gudoomiyaha Maxkamada sare oo xilka laga qaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf ayaa goor dhaw xilkasi laga qaaday sida warar lagu kalsoon yahay ay xaqiijiyen. Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud ayaa xilkan ka qaaday Gudoomiye Ilka Xanaf isaga oo lagu bedelay Dr. Ibrahim Suleyman Iidle. Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay la taliyaha dhinaca Sharciga ee Madaxweynaha Abuukate Cumar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf ayaa goor dhaw xilkasi laga qaaday sida warar lagu kalsoon yahay ay xaqiijiyen.

Madaxweyne Xasan Shekh Maxamuud ayaa xilkan ka qaaday Gudoomiye Ilka Xanaf isaga oo lagu bedelay Dr. Ibrahim Suleyman Iidle.

- Advertisement -

Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay la taliyaha dhinaca Sharciga ee Madaxweynaha Abuukate Cumar Dhagey ayaa lagu shaaciyay xil ka qaadistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts