Kooxo hubeysan ayaa Caawa qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir waxa ay ku dileyn qeybo ka mid ah degmada Waaberi nin Ganacsade ah oo caanka ahaa degamadaas.
Dilka ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhow Masjidka C/raxmaan Bin Coo fee degamda Waaberi,waxana goobjoogayaal ay sheegeen in ninka la dilay uu ahaa Sarifle,isla markaana lagu Magaciisa lagu soo gaabiyey Aw Aadan.
Sariflahaan ayaa ka mid ahaa dadka caanka ah Xaafadaha ku dhaw dahw Isgoyska dabka,waxan dadka deegaanka inoo shegeen in xilliga la dilayey uu kusii jeedya gurigiisa basle ay dileyn kooxo hubeysan kuwaas oo goobta ka baxsaday.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaary goobta uu dilka ka dahcay balse kuma guuleysan in ay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyey dilkaas.
Wixii kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com