HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Dagaal ka socda Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu ka socdo qeybo kamid ah Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir. Dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in dagaalka uu sigaarka uga socdo Xaafadda saban saban ee Degmada Deyniile,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya uu ka socdo qeybo kamid ah Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in dagaalka uu sigaarka uga socdo Xaafadda saban saban ee Degmada Deyniile,isla markaana Ciidamada ay isdhaafsanayaan rasaas xoogan,waxaana ka dhashay Khasaaro kala duwan soo gaaray labada dhinac.

- Advertisement -

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegayaa inuu yahay mid salka ku haayo Muran dhul ku yaalla Xaafadda saban saban,waxaana la maqlayaa rasaas  goos-goos ah oo Ciidanka kawada tirsan dowladda ay isku weedaarsanayan halkaas.

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts