War Goordhow naga soo gaaray deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah halkaasi Maanta lagu laayay.
Dadweyne farabadan oo deegaan ah ayaa goobta uu falka ka dhacay tegay si ay u aqoonsadan dadka la laayay.
Guddoomiyaha deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ayaan Xasan Xaaji oo la hadashay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa u xaqiijisay in dad shacab ah lagu dilay deegaanka,isla markaana haatan ay wadaan baaritaano kala duwan.
La soco wixii ku soo kordha Insha Allaah.