DEG DEG : Dad Loo Xirxiray Jabsashadi Xafiiska Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka

Wararka ay heleyo Dalsan ayaa sheegaya in la xiray ku dhawaad 5 qof oo la tuhmayo iney ka dambeeyaan jabsashadi xafiiska Hanti-Dhawrka Qaranka .

Dadka la xiray ayaa isugu jiray saraakiil ciidan iyo dad caadi iyadoo sido kalena suáalo la weydiyey xildhibaano la tuhunsanyahay sida aan xogta ku heleyno.

La soco magacyada dhawaan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor