Wararka nagasoo gaaraya Magalada Hargeysa ee gobolada Waqooyi ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Maamulka Soomaaliland ay Xabsiga dhigeyn rag sameynayey Baasaboorka Soomaaliya.
Saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa waxa ay sheegeen in raggaan oo gaaraya ilaa 5 iyaga iyo qalab ay wateen gacanta ku dhigeyn,isla markaana ay ku jiraan Xabsiga Hargeysa.
Xogaha ay heleyso Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in raggaan ay tahay markii labaad oo la qabto,waxana horay usii daayey masuuliyiin ka tirsan Maamulkaasi soomaaliland.
Goordhow  kala socda faah faahinta Warkan Radiodalsan.com