War goor dhow naga soo gaaray magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaawaxa uu sheegayaa in hal qof uu geeriyooday mid kalana uu dhaawacmay akdib markii rasaas ay rideen ciidamda Soomaaliland.
Falkan ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda lagu Magacaabo Qurac dheer oo la sheegay in dadka degan la doonayay in laga raro balse dadkaasi ay diideen in ay ka guuraan taas oo kentay in Ciidamadu ay rasaaseeyeen.
Ciidamada booliiska Somaliland ayaa bilaabay saacado kahor รย inay dadka ka raraan xaafaddaรย Qurac dheer halkaas oo maalma kahor รย laba caruur ah ay daadad ku qaadeen.
Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.