DEGDEG :Barlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyey Ra’ísul wasaare Kheyre

Wariyaheena Farxiya Muraad oo nooga soo tabineysa cod kalsooni siinta Ra´sal wasaaraha ayaa soo sheegaya in Ra´sal wasaaraha uu helay oo lagu axnsiyey codad chan 231 .

Tirada xildhibanaadaas ah ayaa ah intuí soo xaadirtay oo dhamaantood gacan taag ku ansxiyey Raísal wasaaraha cusub .

Warbixinta warkaan oo dhameystiran oo sawiro iyo codad wata la soco goor dhaw,

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor