DEG DEG:- Askari katirsan ciiddamada dowlada oo caawa lagu dilay Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkiinleey ee gobolka banaadir ayaa ku waramaya in caawa lagu dilay degmadaas askari katirsanaa ciddamada dowlada kaasi oo goordhaweyd lagu toogtay gudaha degmadaasi.

Kooxo hubeysay ayaa caawa Dharkiinleey ku dilay askari magaciisa lagu sheegay Mowliid Maxamed kaasi oo kamid ahaa ciiddmada dowladda federaalka soomaaliya waxaana kooxa hubeysay mar dhaweyd ay ku toogteen qeybo kamid ah Dharkiinleey.

Kooxdii ka danbeysay dilka ayaa la sheegay inay baxsatay islamarkaana ay qaateen Qorigii askariga mana jirto wali cid ka hadashay dilkaasi oo caawa ka dhacay degmada dharkiinley ee magaalada Muqdisho.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media