Deeq Dawo ah oo lagu Wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa maanta deeq dawo ah waxaa ay ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Deeqda Dawada ah ee lagu wareejiyay Wasaaradda caafimaadka ayaa gaaraysa 400 tan islamarkaana ka kooban Falebooyin , kaniinyaal ,Dawada Qaliinka iyo Kuwa kale.

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka mahadceliyay deeqda dawadda ah ee lasoo gaarsiiyay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor