• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

{Daraasad}- Kalsoonida Shacabka ku qabaan Madaxweyne Farmaajo 19% Ayey ‘Hoos U Dhacday’ Sannad kaliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 2, 2018
in Warar, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adaha Ipsos Limited iyo Farsight Africa Research ayaa dhawaantan sameeyay sahan lagu ogaanayo kalsoonida muwaadiniinta ee madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa.

Daraasadda hay’adahan oo cinwaan looga dhigay ‘Waxa ay dadka Soomaaliyeed u maleynayaan’ madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa ayaa beegsatay lix gobol oo uu ku jiro gobolka Banaadir ee ay caasimadda ka tirsan tahay.

Marka loo eego xaqiiqada sahanka ka soo baxday 42% muwaadiniinta waxa ay qabaan in kobaca dhaqaalaha uu yahay fadhiid sannadkii la soo dhaafay. Halka 48% ay la tahay in tubtii saxda ahayd lagu socdo. Waxaase jira kala qeybsanaan gobollada ah, Tusaale ahaa shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir 34% muwaadiniinta ku nool waxa ay rumeysan yihiin in waddanka uu ku socdo jiha khaldan.

Waxa ay u tiirinayaan Amni darrada, musuqa, si xun u isticmaalka maalgelinta iyo kobaca dhaqaalaha ee  gaabiska ah.

Heerka kalsoonida ay muwaadiniinta ku qabaan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi ‘Farmaajo’ ayaa si weyn hoos ugu dhacday. Daraasadda ayaa hoosta ka xarriiqday in muddo sannad ah uu lumiyay 19%  kalsoonidii ay shacabka ku qabeen. 12 bilood ka hor kalsoonida dadka ee madaxweynaha ayaa ahayd 86% iyadoo haatan gaartay 67%.

Sahanka ayaa soo bandhigay heerka kalsoonida ra’iisul wasaaraha oo si weyn hoo ugu dhacday ilaa ay gaartay 62% halka sannadkii hore ay ahayd 83%. Golaha wasiirrada ayaa ugu liita luminta heerka kalsoonida muwaadiniinta oo ay ka soo dhaceen 86% haatanna ay heystaan 49%.

“Hoggaamiyeyaasha dowladda ayaa si degdeg ah u luminaya kalsoonida muwaadiniinta. Waa muhiim ah in wax laga qabto meelaha aan dul istaagnay in dowladdu ku lumisay kalsoonida, si dadka looga tabasho tiro baahiyahooda” ayuu sheegay Anthony Ndirangu oo ah madaxa Cilmi-baarista ee IPSOS /Farsight.

Kalsoonida ay dadweynahu ku qabaan ciidanka booliska iyo kuwa milatariga ayaa si siman hoos ugu dhacday, ilaa iyo ay gaartay heer ay shacabku aaminaan in ay ku guuldareysteen mas’uuliyaddooda sugidda amniga dalka iyo ilaalinta nabadgalyada muwaadiniinta.

Kalsoonida muwaadiniinta ee madaxda maamul-goboleedyada waxaa lagu sheegay kaliya labo hoggaamiye inay heystaan tiro ka badan 50% kuwaasoo kala madaxweynaha Koonfur-galbeed oo 55% ay shacabkiisa ku kalsoon yihiin halka dhiggiisa Jubaland 52% uu fadhiyo.

Madaxweynaha Puntland Cabdi-wali Gaas ayaa ugu liita oo 31% kaliya ayaa ku kalsoon shacabkiisa, sida ay soo bandhigtay Farsight Africa Research (FAR).

@Xigasho: IPSOS / Farsight Africa Research (FAR)

Previous Post

DEG DEG : Xisbigi madaxweyne Xasan Shiikh Hogaaminayey oo sheeciyey in isbdalka magaca ku yimid aaneyn saameyn doonin hawlaha xisbiga

Next Post

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

May 14, 2025
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

May 14, 2025
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Next Post

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka Guddiga Sare ee Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya...

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Koox ka kooban madax hore iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo si weyn looga qadariyo siyaasadda Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah...

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay mowqifka Puntland ee ka bixitaanka madasha siyaasadeed ee dhawaan lagu...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u...

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

"Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
Warar

"Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
Warar

Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

"Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal
English News

Wararka Idaacadda

Trump to Meet Syrian Leader in Saudi Arabia Amid Historic U.S. Sanctions Reversal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
  • “Madaxda Hore oo Ka Digay Fidno Siyaasadeed oo Ka Bilaabatay Jubbaland”
  • Madaxweyne Deni: Madasha Muqdisho Waa Qorshe Lagu Burburinayo Jubbaland iyo Madax-bannaanida Maamul Goboleedyada
  • “Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00